Qeexid
"eeg xeeri2."
"eeg xeeri2."
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
Wadaag:
eeg xeer2.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xeer hees m.l (-rar ..., m.l) (kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgallo isdaba joog ah kaddib, wadarta kulalka falgallada iyadoo la tixgelinayo calaamadahooda waxay la mid tahay kulka falgalka ee kalgalayaasha si toos ah loogu beddelo maxsuullo. Guud ahaan, isbeddelka tamarta oo dhammi marka falgalayaashu noqonayaan maxsuullo kuma xirna jidka la raacayo.
Wadaag:
xeer fal-cuf m.l (-rar ..., m.l) (kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgalka kiimikaad wuxuu saamiggal qum man ku yahay cufka firfircoon ee falga layaasha, cufka fifircoon waxaa loo qaatay ribnaanta mool/dm.3 falgalka soo saara A+B, xeerka fal cuf wuxuu sheegayaa in dha khsasha = K A iyo B halkaas oo A iyo B ay u taaganyihiin ribnaanta A iyo B ee mool/dm.3.
Wadaag:
(-rar, m.l) Sharci; dastuur.
Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
xeer ciqaab m.l (-rar ..., m.l) (qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci yada dawladda ee khuseeya dembiyada iyo ciqaabta.
Wadaag:
Xarig wax kor kaga xirid.
Wax sharci kadhigid.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xeer silsilad m.l (xis.) Hab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinayn ayaa la sammeeyaa iyada oo la eegaayo fansaar kasta, jawaabuhuna waa la isku keenaa.
Wadaag:
ld eri2, erin.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(muus.) Qaybta kordhisa codka shareerada oo ka samaysan xeero qori ah oo harag ari ku daboolan.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Heeryo.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Weel godan oo qori ka samaysan oo cuntada lagu rito.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
xeerka dhaalton ee cadaadis-qaybeed m.l (fiis.) Cadaadiska guud ee isku-jirka neefo waxa uu le'eg yahay wadarta cadaadis qaybeedyada ka dhallan lahaa neefaha, haddii neef kasta qaarkeed ugu jiri lahayd weelka. Eeg Cadaadis qaybeed.
Wadaag:
xeerka kala-dhigga m.l (xis.) Xiriir gaar ahaaneed ee ka dhexeeya laba xisaabfal. Tusaale ahaan, kutirsaneyaasha ururka {a, b, c, d, ...}. Waxa jiri kara laba xisaabfal sida * iyo 0 oo xisaabfalka * uu ku kala dhigmo 0, marka a * (b o c) = (a * B) o (a * c). b) 2 X (3+6)= (2x3) + (2x6) waa tusaale ka mid ah xeerka kala dhigga ee aritmatiga (ama aljebra). t) A (B U C) = (A B) U (A C) waa tusaale ka mid ah xeerka kala dhigga ee ururrada.
Wadaag:
Wax la xeeray ahaansho.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
xeerka kala-hormarinta m.l (xis.) Xeer ku saabsan isku xiridda laba kutirsane ee u dhexeeya xisaabfal labaale ah. Taas oo jawaabtu aan ku xirnayn sida loo kala hormariyo kutirsanayaasha. Sida: a*b = b*a. Xisaabfallada isugeynta iyo iskudhufashadu waxa ay raalliggeliyaan heerka kala hormarinta, haseyeeshee, isuqaybinta iyo kalagoyntuna ma raalligeliyaan.
Wadaag:
xeerka kosayn m.l (xis.) Saddex-xagal kasta, haddii a, b iyo c iyo yihiin dhererrada dhinacyada iyo + ay tahay xagasha ka horjeedda dhinaca dhererkiisu yahay c, markaa c2= a2+b2-2abcos+ xeerka Kuulam m.l (fiis.) Xoogga ka dhexeeya saldanabka laba barood oo isku jira fogaan r (mitir) ahi waxa uu saamiggal qumman ku yahay tarenta saldanabyada q_1q_2 iyo rogaalka labajibbaarka fogaanta u dhexeysa.
Wadaag:
xeerka Boyl m.l (fiis.) Haddii cuf go'an ee neef la diisiyo, marka heerkulku yahay madoor soome, taranta cadaadiska (P) ee hoorka iyo muggiisu (V) waa madoorsoome. P1 V1 = P2 V2 taas oo V1 tahay mugga neeftii marku cadaadisku ahaa P1 ; V2 mugga marka cadaddisku yahay P2.
Wadaag:
xeerka Aarkimidiyas m.l (fiis.) Culeyska hoorka ay walax sabbaynaysaa barabixisay waxa uu le'eg yahay culeyska walaxda. Taas oo ah Culeyska (W) ee hoorka barabaxay = Culeyska (W) walaxda.
Wadaag: