Qeexid

"(-ooyin, m.l) Weel godan oo qori ka samaysan oo cuntada lagu rito."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeero oo kali ah:
  • Xerada Daynuunay ayaa waxaa ay ka mid tahay xeerooyinka ugu waaweeyn ee lagu tababaro ciidamada dowlada KMG Soomaaliya waxaana magaalada Baydhabo dhanka magaalada Muqdisho ay kaga beegan tahay 25KM.
  • Xeer: Xeerna waxa weeye xadhiga aqal Somaliga marka la dhiso dusha lagaga xeero ama Awrku marka uu raran yahay dusha lagaga xidho.