Qeexid

"xeerka 1aad ee Niyuuton m.l (fiis.) Walaxi waxa ay ku jireysaa nagaansho ama socod madoorsoome ah oo raacaya xariiq toosan haddii xoog aanu falayn walaxda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeerka oo kali ah:
  • Sida uu qeexayo Xeerka 1aad,. ee axdiga ku meel-gaarka ah ee lagu dhisay Puntland.
  • Wasiirku waxa kale oo uu xeerkaa ku ogaysiiyay guddoomiyihii hore ee gobolka Togdheer, sidaa darteed waxa lagu farayaa inaad si deg-deg ah ula wareegto xilka laguu magacaabay ayuu yidhi.