Qeexid
Qaybaha hadalka mid ka mid ah oo aan xeerka afka u yaal loo adeegsan karin. ld xeerburis.
Qaybaha hadalka mid ka mid ah oo aan xeerka afka u yaal loo adeegsan karin. ld xeerburis.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xarig wax kor kaga xirid.
Qeexid Xigta: Wax sharci kadhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: xeer fal-cuf m.l (-rar ..., m.l) (kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgalka kiimikaad wuxuu saamiggal qum man ku yahay cufka firfircoon ee falga layaasha, cufka fifircoon waxaa loo qaatay ribnaanta mool/dm.3 falgalka soo saara A+B, xeerka fal cuf wuxuu sheegayaa in dha khsasha = K A iyo B halkaas oo A iyo B ay u taaganyihiin ribnaanta A iyo B ee mool/dm.3.
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Sharci; dastuur.
Qeexid Xigta: Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: xeer ciqaab m.l (-rar ..., m.l) (qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci yada dawladda ee khuseeya dembiyada iyo ciqaabta.
Qeexid: xeer hees m.l (-rar ..., m.l) (kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgallo isdaba joog ah kaddib, wadarta kulalka falgallada iyadoo la tixgelinayo calaamadahooda waxay la mid tahay kulka falgalka ee kalgalayaasha si toos ah loogu beddelo maxsuullo. Guud ahaan, isbeddelka tamarta oo dhammi marka falgalayaashu noqonayaan maxsuullo kuma xirna jidka la raacayo.
Qeexid: xeer silsilad m.l (xis.) Hab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinayn ayaa la sammeeyaa iyada oo la eegaayo fansaar kasta, jawaabuhuna waa la isku keenaa.
m.l
Qeexid: ld carjebin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Si aan waafaqsanayn xeerka oo wax loo xalliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Heeryo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xeerjebis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: In is haysata oo kol meel ka jabta ama ka go'da.
Qeexid Xigta: (-syo, m.dh) Ood weyn oo is haysata oo kol la gooyo; tis.
Qeexid Kale: Rarada iwm meesha afka ah ee laga laabo. 4. J. ah: waddo weyn oo aan la falin ee maritaan keliya ku samaysantay. 5. Laba dawlis oo laysku soohay. 6. J. ah: ceel markaas la qoday. 7. ld jebin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Weel godan oo qori ka samaysan oo cuntada lagu rito.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld jebiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Heeryee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (muus.) Qaybta kordhisa codka shareerada oo ka samaysan xeero qori ah oo harag ari ku daboolan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: xeerka Boyl m.l (fiis.) Haddii cuf go'an ee neef la diisiyo, marka heerkulku yahay madoor soome, taranta cadaadiska (P) ee hoorka iyo muggiisu (V) waa madoorsoome. P1 V1 = P2 V2 taas oo V1 tahay mugga neeftii marku cadaadisku ahaa P1 ; V2 mugga marka cadaddisku yahay P2.
Qeexid: xeerka Aarkimidiyas m.l (fiis.) Culeyska hoorka ay walax sabbaynaysaa barabixisay waxa uu le'eg yahay culeyska walaxda. Taas oo ah Culeyska (W) ee hoorka barabaxay = Culeyska (W) walaxda.
Qeexid: xeerka 1aad ee Niyuuton m.l (fiis.) Walaxi waxa ay ku jireysaa nagaansho ama socod madoorsoome ah oo raacaya xariiq toosan haddii xoog aanu falayn walaxda.
Qeexid: xeerka kala-hormarinta m.l (xis.) Xeer ku saabsan isku xiridda laba kutirsane ee u dhexeeya xisaabfal labaale ah. Taas oo jawaabtu aan ku xirnayn sida loo kala hormariyo kutirsanayaasha. Sida: a*b = b*a. Xisaabfallada isugeynta iyo iskudhufashadu waxa ay raalliggeliyaan heerka kala hormarinta, haseyeeshee, isuqaybinta iyo kalagoyntuna ma raalligeliyaan.
Qeexid: xeerka kala-dhigga m.l (xis.) Xiriir gaar ahaaneed ee ka dhexeeya laba xisaabfal. Tusaale ahaan, kutirsaneyaasha ururka {a, b, c, d, ...}. Waxa jiri kara laba xisaabfal sida * iyo 0 oo xisaabfalka * uu ku kala dhigmo 0, marka a * (b o c) = (a * B) o (a * c). b) 2 X (3+6)= (2x3) + (2x6) waa tusaale ka mid ah xeerka kala dhigga ee aritmatiga (ama aljebra). t) A (B U C) = (A B) U (A C) waa tusaale ka mid ah xeerka kala dhigga ee ururrada.