Qeexid

(-dyo, m.dh) Nidaam gaar ah, u degsan dad meel wada deggan oo ay isku maamulaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeerhoosaad oo kali ah:
  • Waan ku raacsanahay golaha inay fuliyaan wixii distoori ah ama anshax marin ah xeerhoosaad ah ee la xidhiidha arrinta mudane Cali.
  • Waan ku raacsanahay golaha inay fuliyaan wixii distoori ah ama anshax marin ah xeerhoosaad ah ee la xidhiidha arrinta mudane Cali.