Qeexid

"Ikhyaar garta goysa oo wixii la isku qabto loola tago."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeerbeeg oo kali ah:
  • Garta xeer-beegti iyo xeerarka somalida Odayaasha iyo xeerbeegtida maanta nool ee garaha qaada ama doonaya inay qaadaan waxaan jeclaan lahaa inay ka faa’iidasytaan mawduucan.
  • Qoddobka 4aad: Labada nin ee kala ah Axmed Warsame cabdi iyo Cawil Dubad Goos ee ay racfaanka ka soo qorteen reer Cilmi xukunkii hore xeerbeegtidu waxay ku raacday dhaartii hore ee ay 33 nin ee Fiqishini ku mareen inaanay qabin dhagartaas.