Qeexid

"xeer ciqaab m.l (-rar ..., m.l) (qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci yada dawladda ee khuseeya dembiyada iyo ciqaabta."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeer oo kali ah:
  • Waxaa dagaalka shacabka loo adeegsanaya hub nooc kasta leh iyo duqeynta dayaraadaha dagaalka oo lala beegsanyo meelo ay deggen yihiin dadka ray’dika ahi iyo xeerooyinka barakacayaasha.
  • "Xeerka baarlamaanka ayaa lagu cadeeyay in xiliga shaqo ee gudoonka baarlamanka uu yahay 5-sano, wixii ka dambeeyana la dooranayo hogaan cusub, marka waxaan u sheegi lahaa Sh.