Qeexid

"Ku x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeeldheer oo kali ah:
  • Si xaladaysan oo aad u xeeldheer ayuu abwaanku wuxuu u sharraxay dhaqankii Soomalidii hore, wuxuuna si yaab leh u soo bandhigay xeerarkii wanaagsanaa ee Soomaalidu ay ku maamuli jireen colaada iyo nabadda.
  • Wuxuu ahaa Muxaddis, Faqiih dadka ugu yeera Kitaabka iyo Sunnada Nebiga c.s.w. iyo in loo fahmo sidii ay u fahmeen Salafkii suubbanaa iyo qoraa xeeldheer, wuxuuna ka mid ahaa culimada ugu waaweyn ee muslimiinta ee waqtigan aan joogno.