Qeexid

"ld xeel."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeelad oo kali ah:
  • Kusimaga Afhayeenka Maxkamadaha Taabacsan Dowlada Sheekh C/risaaq Maxamed Qeylow ayaa dhiniciisa sheegay in Fariisimo hore Ciidamadoodu ugu sugnaayeen ay ka bexeen sababo la xirira Xeelad dagaal sida uu hadalka u dhigay.
  • “Senegal waa koox aanaan wada ciyaarin, laakiin Turkiga wxaanu ku dhaafnay shaqo adag, waana kuwo ka farsamo iyo xeelad badan,” ayuu yidhi Scolari.