Qeexid

"Tab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeel oo kali ah:
  • Waxaa ku soo xirmay XEELADIHII ku dhisnaa toban canllaynta.
  • I. M. Lewis oo ah nin ku xeel-dheer aqoonta Soomaali-baradka ah, wuxuu xusay in taariikhda Soomaaliyeed ay dhaawacan tahay inta ay dhacdadan ka maqantahay qoraalada aqooneed ee taariikhda dalkeena.