Qeexid

"Jaadadka cawda mid ka mid ah mirihiisa."

Qeexid Xigta

Kabro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xeego oo kali ah:
  • Si xeegana xeego u noqoto ilkana u nabad galaan, haddii sida loo baahan yahay laga yeelina waxaan u malaynayaa in aqoonsiga laynoo diidi doono ee aynaan meela u doonayn.
  • Xukuumadda Axmed Siilaanyo; oo dulqaad yaraan mucaaridkeedu ku xantaan; waxa saaran mas’uuliyadda ugu weyn: “Sidii ilkona u badbaadi lahaayeen; xeegana xeego u noqon lahayd”!