Qeexid

"Ka x.: wax qof dusha ka saarnaa xoog uga qaadid."

Qeexid Xigta

Ka x.: xil, derejo iwm qof ka qaadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayuubi oo kali ah:
  • Fadhiga maanta ayaa looga dooday mooshinka xil-ka xayuubinta ee muran badan dhaliyay ee barlamaanka horyaala.
  • Warar aan la xaqiijin ayaa sheegay in qaar ka mid ah maamulka gobolka Hiiraan loo keenay waraaqo xilka looga xayuubinayo oo ka timid Wasaarada Arrimaha Gudaha ee DFKGS.