Qeexid
Amuur weyn oo midabyo leh.
Amuur weyn oo midabyo leh.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -aamay, -aantay, -aami
Qeexid: Ku x.: cid aad ugu xanaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Xanaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Baruur ka baxda meelo gaar ah oo jirka nafleyda ka mid ah.
Qeexid Xigta: Xuub baruuri saaran tahay oo ku daboolan uurkujirta.
Qeexid Kale: Jifi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax xad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xayraan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xadee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Xayr jeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Caad qiro yar oo marka roobku da'o badanaa cirka isku geyfa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xayrow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]