Qeexid

"Xanaagid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayraan oo kali ah:
  • Sida aan la wada soconno, siyaasaddii Soomaaliya waxaa lugta ku walaaqaya waayahan danbe wadaaddo xayraansan oo si waalli ah u xanaaqsan.
  • Madaxyuubka iyo ka sii yar waxa uu xoghayuhu si xayraanimo leh ugu yidhi “Kabaalka iyo dawladda isku heli maysaan idinna halkiina jooga anagana Kabaalka noo daaya aan ku ciyaarnaa”.