Qeexid

"(-byo, m.dh) Deyr; heeraar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayndaab oo kali ah:
  • Hada deegaanka waxa aad u dhistay barakacayaashii kaso bara kacay Muqdisho deegaanka waxay ka sameeyeen hurumar badan iyo xayndaabyo badan in kastoo hada ay tahay Lafoole meel markii ugu horeysay laga barakay markii ay qabsatay Dawladda FKG.
  • Inagoo ka mid noqonay xayndaabka qaramadda hawlgabay ayeynu isweydiin karaa sababta, iyo weliba in aynu beegsan karo nolol ku banaan qaranimadda.