Qeexid

"In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayn oo kali ah:
  • Mudane Farole waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay xarumihii uu booqday mas'uuliyiintii joogay, waxayna warbixin ka siiyeen shaqooyinka halkaasi ka socdey.
  • Bari waxaa waaye Gobalka ay ka tirsantahay Magalada Boosaaso, waxayna magaala madaxda utahay.