Qeexid

"Dhiigga dumarku bishiiba kol helo; caado; dhibaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayl oo kali ah:
  • Goobjoogayaal ayaa sheegay in madaafiic hoobiyeyaal ah lagu garaacay Warshada baasatada iyo Xayle Bariise oo saldhigyo u ah ciidamada Ethiopia, madaafiicda dadka badan laysayna ay kuwaas jawaab u ahaayeen.
  • Mar lagu yidhi markay Mingiste Xayle iyo Siyaad is laayeen miyaad xasuusan tahay, wuxuu yidhi; “Eger-eger maya waanagii ilownay, gobolkii ay isku haysteena anigu waxaan ku idhi haddaad meel aad qabataan garanaysaan waad tegi kartaan.”