Qeexid Kale

ld xayir naansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayirnaan oo kali ah:
  • "Dekeda waxaa haysta koox yar oo dhaqaalaha ku takri-fasha, inta taas ay meesha ka baxayso howlaha dekedu way xayirnaanayaan" ayuu saxaafada si kooban ugu sheegay Xildhibaan Furux.
  • "Haddii golaha wasiirada ee DF ay dhegaha ka fureystaan u yeeriddeenna, baarlamaanku u xayirnaan maayo ee wuxuu qaadanayaa go'aan isaga u gaar ah" ayuu ku goodiyay gudoomiyaha baarlamaanka.