Qeexid

"ld xayirmid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayiran oo kali ah:
  • Ciidanka ammaanka, ayaa sidoo kale xiray wadddooyinka ku soo leexda laamiga, waxaa kaloo la joojiyay dhammaan gaadiidkii iskaga kooshayay magaalooyinka Puntland, waxaana iminka gaadiid badan ay ku xayiran yihiin Kaantaroolada Bari iyo Galbeed.
  • Ganacsiga, socodka dadka iyo midka gaadiidka ayaa xayiran ilaa saakay markii ay Al-shabaab bilowday inay isaga baxdo degmadaas, iyadoo tani dhabar jab xoog leh ku tahay Al-shabaab iyo Al-Qacida oo ay ku biireen todobaad ka hor.