Qeexid

"(-do, m.l) Xayirmid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayiraad oo kali ah:
  • S: Ma u malaynaysaa dadaalkaa aad sheegtay in Xukuumadda Somaliland qaaday, inuu Boqortooyada Sucuudiga ku kellifo in ay Xayiraadda ka qaado Ganacsiga Xoolaha?
  • Howlaha garoonka Muqdisho ayaa si caadi ah u socda kadib markii maalintii shaley aheyd la qaadey xayiraadii diyaardaha.