Qeexid

"Wax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayir oo kali ah:
  • Sidaa daraadeed, siday muujinayaan warar ka soo yeedhay dhinaca Itoobiya, waxaa muuqata in ay Somaliland ka faa’iidaysan karto fursadan, dan weynina ay ugu jirto maadaama aan weli xayiraadii dhoofka xoolaha laga qaadin.
  • Xubnaha lagu soo rogay xayiraad ayaa waxay magacyadooda kala yihiin: Sh.