Qeexid

"X. ah: qof waxtar ah ama firfircoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayi oo kali ah:
  • Xayiraada Kenya ay ku rogtay Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf ayaa timid markii uu Baydhabo ka sheegay inuu xilka ra'iisul wasaarenimo ee Somalia u magacaabay Xil.
  • Dekaddaha macmalka ee Ceel Macaan, Baraawe iyo Kismaayo ayaa waxaa ku xayiran dhuxul tiro badan iyadoo gadiidkii qaadi lahaa dhuxusha diyaar yahay.