Qeexid

"Maro iwm wax la xayday ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaydan oo kali ah:
  • Intaa waxa weliba u dheer in haweenka dalka jooga ay yihiin kuwa had iyo jeer u xaydan sidii ay u soo kasban lahaayeen quud maalmeedka ubadkooga, kuwa dibadda joogaana intooda badani ay keligood carruutooda koriyaan.
  • Dhinaca woqooyi galbeed, waxaa weerarro hubaysan oo is-daba-joog ah Puntland ku soo qaaday Maamulka Hargeysa oo 15kii Oktoobbar sannadkii hore ku qabsaday magaala-madaxda gobolka Sool ee Laas Caanood una sii tafa-xaydanaya dhul-ballaarsi kale.