Qeexid

"Ood ama dhismo wareegsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaydaan oo kali ah:
  • Markaas buu wuxuu nebi Nuux ugu jawaabay: Tolkeeyow ma baadiyeysni ee hase ahaatee waxaan ahay rasuul Eebbe soo direy waxaan idin soo gaarsiinayaa risaalada Eebbehey waana idinla talin oo waxaan Eebbe ka ogahay waxaydaan ka ogeyn.
  • Qarnigii 19aad badhtamihiisii Soomaalida oo reero teel teel ah u kala yaal ayaa gumeysiga Yurub u yimi oo kala googoostay, xaydaan u kala samaystay.