Qeexid

"(-syo, m.dh) Ogeysiis loo baahiyo dadweynaha aydoo loo ammaanayo badeeco iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayaysiis oo kali ah:
  • Qoyska boqortooyada Qatar ayaa doonaya in ay lacag gashadaan kubada cagta iyagoo dhawaan xayaysiin lacag qaali ah kula galay kooxda Barcelona xayaysiiskaas oo noqonaya mdkii ugu badnaa ee ay carabi ku biso kubada cagta.
  • Xataa shrikada uu xayaysiiska kula jiro ee Nike iyo wakiiladiisa oo kala ah Martrins iyo Pitta, ayaa ugu baaqay inuu ciyaaraha dib u bilaabo, balse hadalkaa mid macno leh kamuu dhigan.