Qeexid

"Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xayaad oo kali ah:
  • Biixi Iyo Xayaad habeenkaa waxay u hoydeen tuuladdii, waagii beryeyna waxa labadoodiiba quraacisay gabadhii ay Biixi ilma-adeerka ahaayee, ee tuuladda deganayd, sidoo kale maalinimadiina way u hadhimo karisay.
  • Biixi galabta waxa xusuustiisa mar qudha ka bixi wayday Xayaad, balse wuxuu u filayaa Ingiriiska iyo inta ka shishay sa, marna isma laha meel kuu dhow ayay joogtaa.