Qeexid

ld xawilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xawilad oo kali ah:
  • "Guud ahan UNDP qorshaheeda ah in ay isticmaaaan xawiladaha waxaa badan dhibka ay keentay marka la bar-bar dhigo faa'idada."
  • Sida ay u xaqiijiyiin dad goob joogayaal ah ciidamda Ethiopia ayaa galey dhisamaha shirkada xawilada Amal halkas oo ay kala baxeen Cabdiweli Muse oo ahaa Agasimaha shirkadaas, ma cadda sababta lagu xirey mas'uulkaas.