Qeexid

"Dhirta lagu carfiyo cuntada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xawaash oo kali ah:
  • Muddo dheer ayaanay ka daali jirin in ay ka sheekeeyaan, iyagoo intay rabaanna ku darsanaya xawaash ahaan.
  • Jarmalka ayaa isna ku yaboohay shaaha madow iyo xawaashka.