Qeexid

"Orod si gaar ah loo ordo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xawaare oo kali ah:
  • Boosteejo sugan, xawaare xadidan iyo adeeg qanac leh midna ma lahan baabuurtaan dadka ay magaalada hoose "town-ka" ku aadaan, kagana soo rawaxaan.
  • Laakiin quruuruxa ciida ee ka yar qiyaasta hore waxaa qaadi karta dabaysha ku socota xawaare ku filan oo ay ku qaadi karto ciida.