Qeexid

"Hanti cid kale leedahay oo amar la'aan qarsoodi looga qaato; tuugannimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xatooyo oo kali ah:
  • Maxkamada Bosaso oo dad xukuntey Maxkamada Boosaso oo xukunno adag ku ridey xubno gaaraya 12 kuwaas oo ciidamada Booliska Bosaso kadib markii lagu soo eedeeyay falal xatooyo.
  • Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo Maanta meel fagaare ah gacanta uga jiray wiil dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay falal xatooyo ah.