Qeexid

"xataa fk. 1. Eray lagu isticmaalo kolka wax gaar ah la weyneynayo ama culays gaar ah la saarayo. Tus. “Waa geesi oo xataa libaaxa (ama libaaxa xataa) kama baqo”. 2. Haba yaraatee. Tus. “Bal wax uun i sii, xataa shi lin”. ld xitaa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xataa oo kali ah:
  • Socdaalkan aad debedaha ugu baxday waxa la lahaa waxaad doonaysay taageero dhaqaale iyo mid siyaasadeed labada, taas oo aad ka doonaysay dadka reer Somaliland iyo xataa dawladaha shisheeyaha ah, taa ka waran?
  • Laakiin Inkasta oo uu Cumar Boobe beeniyey in wakaalaadda biyaha gacanta llo gelinayo dad gaar ah, haddana waxay wararka qaarkoood sheegayaan inay arintaasi jirto oo ay xataa la horgeeyey Golaha wasiirada.