Qeexid

"ld xasillan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xasilloon oo kali ah:
  • Alemu, waxa uu aad ugu dheeraaday ahmiyadda nabadda iyo xasilloonida Somaliland ugu fadhido Gobolka, waxana uu si weyn u ammaanay isbeddelkii dhawaan xilka Madaxweyne-nimada loogu dhaariyay Mudane Daahir Rayaale, kadib geeridii Madaxweynihii hore.
  • Kuwaas oo kala ah; In ay ka jirto xasillooni buuxda, xuduudo nabdoon, doorashooyin xor ah iyo Hannaan Baarlamaan oo shaqaynaya.