Qeexid

(-imo, m.l) Maqaar harag ari oo laysku tolay ka samaysan oo lagu kaydiyo abuurka birqalaxda iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xashin oo kali ah:
  • Dadka qaarkiisna Adab waa kala waynayd, oo waxayba ugu muuqatay Xashin lugo leh, taasoo dadka badidood soo jiidatay, aamusisay, oo xaggiisana u soo jeedisay dadkii.
  • Dadka qaarkiisna Adab waa kala waynayd, oo waxayba ugu muuqatay Xashin lugo leh, taasoo dadka badidood soo jiidatay, aamusisay, oo xaggiisana u soo jeedisay dadkii.