Qeexid

"Carqalad; shiddo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xasarad oo kali ah:
  • Xubnahan ayaa diiradda ku saarayey kulamadooda sidii loo sameyn lahaa qorshe diyaar garow adag ah oo looga hortagayo xasarado ka dhasha guud ahaan magaalooyinka ku yaalla Puntland.
  • Goobjoogayaal ayaa Amnesty u sheegay in dadka la dilay ay ahaayeen rayid aan hubeysneyn, oo aan waliba wax lug ah ku laheyn xasaradaha jira.