Qeexid

"Camal wanaagsan oo loo falo ka raalinimada Eebbe in lagu gaaro."

Qeexid Xigta

Abaalgud lagu helo camal wanaagsan oo la sameeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xasanaad oo kali ah:
  • Allaha ka abaalmariyo oo u saaro miisaankiisa xasanaadka wax walboo wanaag ahaa oo uu dadkiisa u qabtay.
  • Insha Allah waxaan idunkugu duceeynayaa inuu Ilaaheey go'aan kiina toosiyo, camalkiina suubiyo, ajar iyo xasanaadna idinkugu badalo.