Qeexid

"X. ah: wax taabashadooda, ka hadliddooda iyo talakeenkoodu keeni karo dhibaato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xasaasi oo kali ah:
  • Waxyaabihii xasaasiga ahaa oo dhammaan laysku wada afgartay.
  • Maamulka Ururka Xisbul Islam ee degmada Afgooye oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose ayaa uga digay wariyeyaasha ka howlgala degmadaas inay tabiyaan wararka xasaasiga ah ee ku sabsan falalka ay ku kacaan ciidamada maamulkaas.