Qeexid

"Caasimad; magaalo madax."

Qeexid Xigta

Rug; saldhig.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarun oo kali ah:
  • Intii uu dagaalka ku jiray iyo dhimashadisii ka dib waxaa xarunta sii joogay Nuur. 1550-1567 Nuur Cali Cabdulleh.
  • Dhaartaas oo ka dhacday Xarunta Maxkamadda Degmada Gabiley, waxaa sharciga dhaarinta masuuliyiinta mariyay Garsoore Sh.