Qeexid

Faras aan hayin ahayn.

Qeexid Xigta

(- nno, m.dh) Qof qaba mingis aan la yabarayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarraan oo kali ah:
  • Wuxuu ku dhashay Xarraan maalin isniin ah tobankii Rabiicul-awal sanadka Hijrigu markuu ahaa 661H.
  • Wuxuu la soo qaxay reerkiisii oo la soo degey Dimishiq Suuriya, ka dib markii Tataarku ay burburiyeen magaaladiisii Xarraan.