Qeexid
Xajiyid; xaj gudasho.
Qeexid Xigta
Waajibka xajka gudashadiisa gudagelid.
[-maday, -matay]
xarmoaday
xarmoatay
f.mg3Xajiyid; xaj gudasho.
Waajibka xajka gudashadiisa gudagelid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Tiire.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.
Qeexid Xigta: Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.
Qeexid Kale: Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -antay, -amatay
Qeexid: Qof maqan xumo ka sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xarmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Caasimad; magaalo madax.
Qeexid Xigta: Rug; saldhig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: xirmo yar oo dun ah. 2. Midabkiisu, sida xayga qaarkii, cadyahay.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hoore kulul ama diirran dabayl ku qaboojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto.
Qeexid Xigta: (-rro, m.dh) Naqash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-rdhay, -rartay; -rdhi) Wax xarar ku dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kayn aan la mari karin. ld jed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xaraabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rfo, m.l/xuruuf, m.dh) Alifka af lagu qoro ereyadiisa mid ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: xariq ku ligan sallax m.l (-qo ..., m.l) eeg ligane.
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Cid la dagaalamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -faday, -fatay
Qeexid: Hoore dabayl ku qaboobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caws jilicsan oo dhego yaryar oo meelaha riska ah ka baxa; wuxuu yeesha sabuul miro yaryar leh oo la cuno.
Qeexid Xigta: (-ooyin, m.l) Kax bannaan; dibir.
Qeexid Kale: Kalluunka jaad ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Buluunbulyo; xar. ld xorre (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]