Qeexid

"Caano biyo badan lagu daray; candiid; cindiid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xariir oo kali ah:
  • Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sidoo kale gacanta ku soo dhigay Shan qofood oo aan la ogeyn sababta loo soo qabtay balse lala xariirinayo falkii xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee lagu bartilmmaameedsanayey Mr.
  • Howlgalkii ugu ballaarnaa oo mudooyinkan aan ka dhicin Muqdisho ayaa saakay ka bilowday degmada Dayniile ee gobolka Banaadir iyadoo howlgalkaasi uu la xariiray adkeynta amaanka degmadaasi.