Qeexid

"Qof xeelad badan."

Qeexid Xigta

Qof caqli badan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xariif oo kali ah:
  • Dadka dhibaatada ula yimaadda sida loo diido waa yaqaannaa, markuu dadka u baahdana sida loo baryootamo waaba ku xariif, Maanta wuxuu ku taagan yahay suudh madaw oo nooca ugu qaalisan ee dalka laga helo ah.
  • Boqorkan oo magaciisa la yidhaa Daahir Shaadali, wuxuu boqornimada la caymaday guyaal hore, halkaasi u idlaaday xaalad boqor la’aan ah, kuwaas oo arrin la’aan ilkaha iskaga qubay, oo xariifnimo darteed daroogo u beertay.