Qeexid

"Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido."

Qeexid Xigta

Xabsi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarig oo kali ah:
  • Xariga Cabdifatax ayaa yimid kadib markii shaley uu wareysi ka qaadey hogamiyaha kooxda Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysan jirtey buuraha Galgala.
  • Maxamed Cusmaan oo ah Duqa magaalada Badhan ayaa xariga sarkaalkan raali gelin ka bixiyay, wuxuuna ku amray in howlihiisa shaqo uu caadi ugu wadan karo degmada Badhan.