Qeexid

"xargaha codka m.l (c.nafl.) Sooha labada isugu laaban oo ka soo kuusan labada dhinac booca oo ka sameeya jeexdin dhuuban hawomareenka dushiisa. Neef soo saaridda way ruxdaa cod la maqlana waa ka sameysa kaas oo ah hadal, hees iyo codad kale oo la naqlo. Isbeddelka ku dhaca xargaha codka iyo cudurrada ku dhaca dareemayaashooda waxay wax yeelleeyaan codka."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xargaha oo kali ah:
  • Xildhibaanada ayaa lagu eedeeyay inay doonayaan inay xargaha u jaraan dowlada, iyadoo aanay jirin wax war ah oo kasoo baxay Xil.
  • Somaliland ayaa waxaa ka taagan xiisado siyaasadeed oo xargaha goostay, wuxuuna gaaray khilaafkan heer ay xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadu hadalo kulul isku dhaafsadaan warbaahinta.