Qeexid

"Geed-abaareed weynaada oo laf adag oo qoryihiisa wax lagu dhisto."

Qeexid Xigta

(-rro, m.dh) Naqash.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarar oo kali ah:
  • Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kooxdaan Burcad badeedka ah lacago kasoo qaateen markab maalmahaan dambe lagu haystey halka u dhexeysa Garacad iyo degaanka Xarardheero.
  • Dagaal saacad ka badan socday oo galabta ka dhacay Xaafada Xararyeele Degmada Wardhiigleey ee Muqdisho.