Qeexid

"ld xarako (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarakad oo kali ah:
  • Xarakada Islaax kolkii ay soo if baxday 1978 waxay ku saleysay barnaamijyadeeda, siyaasadaheeda iyo aragtiyadaheedaba hababka degan ee ku dhisan isqancinta iyo wadahadalka, haba kala fogaadeen aragtiyada iyo afkaarta la kala qabo e.
  • Waxaa kale oo xarakadu higsanaysaa in laga dhigo guud ahaan dunida gaar ahaan gobolka Geeska Afrika meel nabad ah oo ka fog qulqulatooyinka iyo dagaalada, iyadoo laga hortegayo sababaha keeni kara dagaaladaas.