Qeexid

"Muuqaallo ka samaysan xarriiqo iyo astaamo oo wax la qurxinayo korkiisa lagu dhigo ama lagu qoro; naqash. ld xarar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarad oo kali ah:
  • Juquraafi ahaa Degmada dhimaca galbeed waxaa 100 km ka xiga degmada Ceelbuur, dhinaca bari waxaa deris kala ah degmada Xaradheere ee gobalka mudug.
  • Xarakada Al-shabab oo baaq u dirtay dadkii ka barakacay Degmada dhoobley ugu iyo Burcad badeed ay ku xir-xireen Xaradheere.