Qeexid

"Gebi ku yaal babac qar dheer oo badanaa daayeerku ku hoydo habeenkii."

Qeexid Xigta

ld tarro. Dhagax-nuuradeed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaraar oo kali ah:
  • Mar weriyeheenna Cali Xaraare weydiiyey Duqa Magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur, inuu tegayo meelihii dagaalku ka dhacay iyo in kale ayuu ku jawaabay sidaad doodda ku maqli doontid, "haa, waan tegayaa waa dalkayagii, Dhahari waa dal Somaliland."
  • Cabdullahi Yusuf "Xaraare" halka wasiir cusub loo magaacabay Wasaarada Maaliyada kasoo ah Xil.