Qeexid

"Run; dhab. ld xaqiiqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaqiiq oo kali ah:
  • Taasi waa xaqiiqo dhab ah, haddii uu adkaado loolanka iyo u tartanka madaxtinimada dalku, iyada oo aan la Taasi waxay horseed u tahay dagaalo iyo burbur dalka ku dhaca oo ay dhibaatada ugu weyni ka soo gaadho dadweynaha iyo maatida aan waxba galabsan.
  • Hase yeeshee, haddii arrintu marayso, ceeb ninkeedii calalka ka furayo, waxaan go’aansaday inaan si cad u shaaciyo xaqiiqda arrmaha taagan iyo cidda leh masuuliyadda ugu weyn.