Qeexid

"Wax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaqiiji oo kali ah:
  • Kartidiisa oo muuqata iyo duntiisa shakhsinimo wuxuu ku xaqiijin karaa kulamada soo socda oo laga yaabo in ay ka qanciyaan qiimahiis qaaliga ahaa oo gaadhayay (28.2) milyan oo gini, una dhiganta (U.
  • Faransiisku wuxuu intaas ku darayaa inay baaritaan ku sameynayaan ragga ay qabteen sidii ay u xaqiijin lahaayeen inay bur cad badeed yihiin iyo kale inkastoo ay sarkaalka u hadlay Ciidamada Badda Faransiiska uu ku celcelinay inay burcad badeed qabteen.