Qeexid

"Eex; caddaalad xumo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaqdarro oo kali ah:
  • Haddaba inaad agoonta dugsigooda si xaqdarro ah uga xidho, ma waxaad u baqatay wasiirnimadaada? mise waa kaa badheedh? miyaanad se ogayn mudane inaan wasiirnimada Madaxweyne Cigaal laguu sii raagraagin!
  • Waxa isna xabsiga Mandheera si xaqdarro ah ilaa iminka ugu jira Abshir Xasan Xaashi oo ahaa madaxii gaadiidka madaxtooyada Somaliland iyo wadihii gaarka ahaa ee marwada madaxweynaha.